Muuse Biixi oo xadhiga ka jaray Mashaariic kala duwan oo laga hirgaliyay Caynaba (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku jooga gobolka Saraar, ayaa dhagax-dhig iyo kormeer ku sameeyey dhismeyaal iyo mashaariic kala duwan oo xukuumaddu ka hirgelisay gudaha magaalada Caynaba. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa ugu horrayn xadhigga ka jaray dhisme casri ah oo laba dabaq ah oo loo bineeyey Baanka dhexe ee Somaliland, … Continue reading Muuse Biixi oo xadhiga ka jaray Mashaariic kala duwan oo laga hirgaliyay Caynaba (Sawirro)